BULSHO CAAFIMAAD QABTA OO ISKU XIDHAN

Ka dhig codkaaga mid la maqlo

  1. Afarta qaybood ee hoos ku qoran, fadlan waxaad ka xulataa saddexda mashruuc ee aad u malaynaysa inay yihiin kuwa ugu muhiimsan oo markii hore laga shaqayn lahaa.
  2. Kaddib markii aad wada akhriso dhamaan mashaariicdaas, waxaad dib ugu noqotaa aadoo ka xulanaysaa labada aad ka rabtaa dhamaan mushaariicdo ee boggan ku xusan.

Talooyinka muhiimka ah ee aad na siiso waxaan u isticmaali doonnaa inay naga caawiyaan ololaheenna aan rabno inaan horay ugu qaadno kuna caawinno dhisidda deegaanka Skyway/West Hill.

In Dadka loo Sameeyo Waddooyin si Meesha ay Rabaan u Aadaan

 A. Create a pedestrian-friendly environment in the Skyway business district

A. In goobaha ganacsiga Skyway loo sameeyo meelo waddooyin wanaagsan ee dadku lugaynayaa mari karaan.

 B. Construct a new formal lighted access point and parking area for Skyway Park from the Skyway business district

B. In loo dhiso 'Skyway Park' (garoonka ay dadweynahu ku nastaan) meel babuur la dhigto iyo waddo nalal leh ee ka imaanayaa dhinaaca goobabka ganacsiga ee skyway.

 C. Establish more informal connection pathways between the Park and the business district

C. In la hirgeliyo dhawr dariiqyo ee u dhexayaan goobaha ganacsiga iyo 'Skyway Park' (garoonka ay dadweynuhu ku nastaan)

 D. Expand/enhance transit facilities (bus) and alternative vehicle (vans and shuttles) service routes to the business district and the immediate area

D. In la fidiyo oo la hor mariyo gadiidka basaska iyo babuurada kale ee dadweynaha (sida 'vananka' iyo 'shaatalka'), kuwaas oo ka dhex shaqayn doonaan goobaha ganacsiga iyo meelo dhowdhow

 E. Establish a multi-purpose trail along the City of Seattle transmission lines corridor to connect with Seattle trails and locations

E. In la dhiso waddo u khaas ah dadka lugaynaya ama baskiilada wataa. Waddadaas oo hoos mari doonta laymanka korantada ee magaalada Seattle, taasoo ku darsami doonta meelaha kale iyo waddooyinka sida khaaska loogu lugeeyo ee Seattle.

 F. Establish a series of bicycle routes within the community and linking existing routes outside the community to regional routes in Renton, Seattle and Tukwila

F. In xaafadaha laga dhex sameeyo dhowr waddo oo ay baaskiiladu mari karaan, waddadaas oo ku xirmaysa waddooyinka kale ee xaafadaha ka baxsan, iskuna xiri doonta waddooyinka kale ee aadayaa degmooyinka Renton, Seattle iyo Tukwila.

 G. Establish sidewalks and bike lanes to schools from higher-density residential areas

G. In loo sameeyo xaafadaha dadku ku badin yihiin marsha-biyeedi (sidewalk) iyo dariiqyo baaskiilada maro ee aadaya iskuullada.

 H. Did we miss something?

H. Wax miyaan ka tagnay?

Hantileyda, Kaqaybqaadashada iyo Hagaajinta Bulshada

 A. Create a community 'welcoming' and 'marketing' action group

A. In bulshada loo abuuro koox dadka cusub soo dhowaysa, ganacsigana dhiirrigelisa.

 B. Organize events that engage a broad range of community members

B. In la wacyigeliyo shirarka ay ka qaybqaataan dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

 C. Coordinate existing community associations, efforts, and activities with each other

C. Isku xidhka ururada bulshada, awoodooda iyo waxqabadkooda

 D. Create an action group dedicated to community beautification projects

D. In la abuuro urur u go'an sare u qaadida bilicda mashaariicda bulshada

 E. Create an action group dedicated to working with local governments (code enforcement)

E. In la abuuro urur u go'an la shaqaynta dhowladaha hoose sharci fulintooda

 F. Create an action group dedicated to working with local governments and other community groups to establish a local business incubator(s)

F. In la abuuro urur u go'an inay la shaqayaan dhowladaha hoose iyo ururada kale ee bulshada si loo abuuro dhiirrigelinta ganacsiga

 G. Create an action group dedicated to working with local governments and other community groups to establish a Local Improvement District

G. In la abuuro urur u go'an la shaqaynta dhowladaha hoose iyo ururada kale ee bulshada si loo abuuro Hab Tageeraya Horumarka Degmada (Local Improvement District)

 H. Did we miss something?

H. Ma jiraan wax aan ka tegnay?

Addeega iyo Ilaha Dhaqaalaha Bulshada

 A. Establish a space open to the community where service providers can conduct programs geared toward activities to benefit youth, seniors and/or other targeted populations

A. In bulshada loo abuuro xaruumo halkaas oo ay hay'adaha samafalku wax ugu qabtaan dhallinyarada, wayeellada, ama dadka kale ee tabaaleysan

 B. Create an action group dedicated to increasing walking opportunities and access to healthy foods, establish exercise programs and groups

B. In la abuuro urur u go'an inay kordhiyaan fursadna siiyaan meelaaha ay dadka bulshada ugu socdaan, iyo meela laga helayo cuntada nafaqada leh, iyo inay abuuraan barnaamijyo jir dhis ama jimicsi

 C. Create an action group dedicated to securing local participation in special programs conducted by major area employers, foundations, and local governments

C. In la abuuro urur u go'an inay xaqiijiyaan in dadka deegaanka ah ay kaqaybqaataan barnaamijiyada khaaska ah oo ay kambaniyada waaweyn, hay'adda samafalka ah, iyo dhowlaadaha hoose wax ugu qabtaan bulshada deegaanka

 D. Create a farmers market with a gathering place that stimulates health and local economy

D. In bulshada loo abuuro suuqa beeraleyda, suuqaas oo leh meel ay dadka isku yimaadaan ama ku shiraan si loogu baraarujiyo oo loogu tageero dhaqaalaha bulshada iyo caafimadkooda

 E. Establish/expand P-Patch community gardens and urban farms for use by local residents

E. In loo abuuro loona balaariyo bulshada beero magaalada dhexdeeda ay dadka deegaanku wax ku beertaan

 F. Create an action group dedicated to enhancing healthy living and stewardship from community members of all ages

F. In la abuuro urur u go'an sare u qaadista nolol caafimad leh iyo daryeelka dhamaan dadka bushada ka tirsan

 G. Establish a cultural garden with tourist, education and youth activities representing the diversity of the community

G. In la abuuro beero dhaqameed, taas oo loogu talagelay dalxiis ahan, xag waxbarasho, iyo barnaamijyo ay dhallinyaradu ka faa'idaystaan, beerahaas oo ay ka muuqato qaabka beerashada ee dhaqamaha kala duwaan ee bulshooyinka

 H. Create an action group dedicated to coordinating all efforts related to pedestrian and traffic improvements and advocate for traffic control projects where needed

H. In la abuuro urur u go'an inay iskuxidhan dhamaan xawlaha la xariira sare u qaadista waddooyinka dadka ay maraan iyo gadiidka, taas oo ay wax ugu qabanayaan mashaariicda qalabka gadiidka lugu kala hago, sida samafarayaasha baabuurta meelaha looga baahan yahay

 I. Establish sports leagues for all age ranges of Skyway/West Hill residents

I. In la abuuro kooxo isku xidhan ee isboortiga, kuwaas oo ka kooban dhamaan bahda isboortiga jecel kuwaas oo ah dadka deggan degmada Skyway/West Hill

 J. Establish more neighborhood/pocket parks throughout the community

J. In la kordhiyo meelaha dadka waaweyn iyo caruurtaba ay ku nastaan kuna cayaaraan ('Parks') ee dhamaan bulshada deegaanka

 K. Did we miss something?

K. Ma jiraan wax aan ka tegnay?

Nabadgelyada Dadweynaha

 A. Create an action group dedicated to increasing and coordinating neigbhorhood community watch programs

A. In la abuuro urur u go'an lana kordhiyo ururo iskuxidhan kuwaas oo ka qaybqaadanayaan barnaamijyo ilaalada nabadgelyada deegaanka

 B. Create an action group dedicated to establishing programs for at-risk youth and individuals as alternatives to criminal and gang activity

B. In la abuuro urur u go'an samaynta barnaajiyo loogu badbaadinayo dhalinyarada iyo shakhsiyadka halista u ah inay kaqaybqaataan ama aysan ku biirin dadka dembilayaasha sida 'gangska' oo kale

 C. Increase police presence and patrol cars from the King County Sheriff's department

C. In la kordhiyo jiritaanka booliska iyo baabuurta booliska ee roondada kuwaas oo ka tiirsan laanta booliska ee King County

 D. Increase safety 'infrastructure' in key public and commercial areas, including area lighting, police call boxes, and security cameras

D. In la kordhiyo alaadaha nabadgelyada loo isticmaalo sida kameerooyinka, telefoonada booliska laga waco, iyo nalalka waddooyinka iftiiminaya ee ku dhex yaallaa xaruumaha ganacsiga iyo goobaha mujtamaca ugu muhiimsan

 E. Create an action group dedicated to working with the King County Sheriff's department and Prosecuting Attorney's Office to pursue alternative community policing models

E. In la abuuro urur u go'an la shaqaynta laanta booliska ee king county iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Sharciga kuwaas si loo abuuro boolis si wanaagsan bulshada ugu shaqaynaya oo ka duwan habkii hore ee booliska u shaqayn jireen

 F. Did we miss something?

F. Ma jiraan wax aan ka tegnay?

Your selections

Please pick two from your list of favorites.

 A. Create a pedestrian-friendly environment in the Skyway business districtIn goobaha ganacsiga Skyway loo sameeyo meelo waddooyin wanaagsan ee dadku lugaynayaa mari karaan.

 B. Construct a new formal lighted access point and parking area for Skyway Park from the Skyway business districtIn loo dhiso 'Skyway Park' (garoonka ay dadweynahu ku nastaan) meel babuur la dhigto iyo waddo nalal leh ee ka imaanayaa dhinaaca goobabka ganacsiga ee skyway.

 C. Establish more informal connection pathways between the Park and the business districtIn la hirgeliyo dhawr dariiqyo ee u dhexayaan goobaha ganacsiga iyo 'Skyway Park' (garoonka ay dadweynuhu ku nastaan)

 D. Expand/enhance transit facilities (bus) and alternative vehicle (vans and shuttles) service routes to the business district and the immediate areaIn la fidiyo oo la hor mariyo gadiidka basaska iyo babuurada kale ee dadweynaha (sida 'vananka' iyo 'shaatalka'), kuwaas oo ka dhex shaqayn doonaan goobaha ganacsiga iyo meelo dhowdhow

 E. Establish a multi-purpose trail along the City of Seattle transmission lines corridor to connect with Seattle trails and locationsIn la dhiso waddo u khaas ah dadka lugaynaya ama baskiilada wataa. Waddadaas oo hoos mari doonta laymanka korantada ee magaalada Seattle, taasoo ku darsami doonta meelaha kale iyo waddooyinka sida khaaska loogu lugeeyo ee Seattle.

 F. Establish a series of bicycle routes within the community and linking existing routes outside the community to regional routes in Renton, Seattle and TukwilaIn xaafadaha laga dhex sameeyo dhowr waddo oo ay baaskiiladu mari karaan, waddadaas oo ku xirmaysa waddooyinka kale ee xaafadaha ka baxsan, iskuna xiri doonta waddooyinka kale ee aadayaa degmooyinka Renton, Seattle iyo Tukwila.

 G. Establish sidewalks and bike lanes to schools from higher-density residential areasIn loo sameeyo xaafadaha dadku ku badin yihiin marsha-biyeedi (sidewalk) iyo dariiqyo baaskiilada maro ee aadaya iskuullada.

 User-submitted idea from Connecting People to PlacesFikrad User-ee ka soo baxa qaybta In Dadka loo Sameeyo Waddooyin si Meesha ay Rabaan u Aadaan

 A. Create a community 'welcoming' and 'marketing' action groupIn bulshada loo abuuro koox dadka cusub soo dhowaysa, ganacsigana dhiirrigelisa.

 B. Organize events that engage a broad range of community membersIn la wacyigeliyo shirarka ay ka qaybqaataan dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

 C. Coordinate existing community associations, efforts, and activities with each otherIsku xidhka ururada bulshada, awoodooda iyo waxqabadkooda

 D. Create an action group dedicated to community beautification projectsIn la abuuro urur u go'an sare u qaadida bilicda mashaariicda bulshada

 E. Create an action group dedicated to working with local governments (code enforcement)In la abuuro urur u go'an la shaqaynta dhowladaha hoose sharci fulintooda

 F. Create an action group dedicated to working with local governments and other community groups to establish a local business incubator(s)In la abuuro urur u go'an inay la shaqayaan dhowladaha hoose iyo ururada kale ee bulshada si loo abuuro dhiirrigelinta ganacsiga

 G. Create an action group dedicated to working with local governments and other community groups to establish a Local Improvement DistrictIn la abuuro urur u go'an la shaqaynta dhowladaha hoose iyo ururada kale ee bulshada si loo abuuro Hab Tageeraya Horumarka Degmada (Local Improvement District)

 User-submitted idea from Local Ownership, Participation, and Pride in the CommunityFikrad User-ee ka soo baxa qaybta Hantileyda, Kaqaybqaadashada iyo Hagaajinta Bulshada

 A. Establish a space open to the community where service providers can conduct programs geared toward activities to benefit youth, seniors and/or other targeted populationsIn bulshada loo abuuro xaruumo halkaas oo ay hay'adaha samafalku wax ugu qabtaan dhallinyarada, wayeellada, ama dadka kale ee tabaaleysan

 B. Create an action group dedicated to increasing walking opportunities and access to healthy foods, establish exercise programs and groupsIn la abuuro urur u go'an inay kordhiyaan fursadna siiyaan meelaaha ay dadka bulshada ugu socdaan, iyo meela laga helayo cuntada nafaqada leh, iyo inay abuuraan barnaamijyo jir dhis ama jimicsi

 C. Create an action group dedicated to securing local participation in special programs conducted by major area employers, foundations, and local governmentsIn la abuuro urur u go'an inay xaqiijiyaan in dadka deegaanka ah ay kaqaybqaataan barnaamijiyada khaaska ah oo ay kambaniyada waaweyn, hay'adda samafalka ah, iyo dhowlaadaha hoose wax ugu qabtaan bulshada deegaanka

 D. Create a farmers market with a gathering place that stimulates health and local economyIn bulshada loo abuuro suuqa beeraleyda, suuqaas oo leh meel ay dadka isku yimaadaan ama ku shiraan si loogu baraarujiyo oo loogu tageero dhaqaalaha bulshada iyo caafimadkooda

 E. Establish/expand P-Patch community gardens and urban farms for use by local residentsIn loo abuuro loona balaariyo bulshada beero magaalada dhexdeeda ay dadka deegaanku wax ku beertaan

 F. Create an action group dedicated to enhancing healthy living and stewardship from community members of all agesIn la abuuro urur u go'an sare u qaadista nolol caafimad leh iyo daryeelka dhamaan dadka bushada ka tirsan

 G. Establish a cultural garden with tourist, education and youth activities representing the diversity of the communityIn la abuuro beero dhaqameed, taas oo loogu talagelay dalxiis ahan, xag waxbarasho, iyo barnaamijyo ay dhallinyaradu ka faa'idaystaan, beerahaas oo ay ka muuqato qaabka beerashada ee dhaqamaha kala duwaan ee bulshooyinka

 H. Create an action group dedicated to coordinating all efforts related to pedestrian and traffic improvements and advocate for traffic control projects where neededIn la abuuro urur u go'an inay iskuxidhan dhamaan xawlaha la xariira sare u qaadista waddooyinka dadka ay maraan iyo gadiidka, taas oo ay wax ugu qabanayaan mashaariicda qalabka gadiidka lugu kala hago, sida samafarayaasha baabuurta meelaha looga baahan yahay

 I. Establish sports leagues for all age ranges of Skyway/West Hill residentsIn la abuuro kooxo isku xidhan ee isboortiga, kuwaas oo ka kooban dhamaan bahda isboortiga jecel kuwaas oo ah dadka deggan degmada Skyway/West Hill

 J. Establish more neighborhood/pocket parks throughout the communityIn la kordhiyo meelaha dadka waaweyn iyo caruurtaba ay ku nastaan kuna cayaaraan ('Parks') ee dhamaan bulshada deegaanka

 User-submitted idea from Community Services and ResourcesFikrad User-ee ka soo baxa qaybta Addeega iyo Ilaha Dhaqaalaha Bulshada

 A. Create an action group dedicated to increasing and coordinating neigbhorhood community watch programsIn la abuuro urur u go'an lana kordhiyo ururo iskuxidhan kuwaas oo ka qaybqaadanayaan barnaamijyo ilaalada nabadgelyada deegaanka

 B. Create an action group dedicated to establishing programs for at-risk youth and individuals as alternatives to criminal and gang activityIn la abuuro urur u go'an samaynta barnaajiyo loogu badbaadinayo dhalinyarada iyo shakhsiyadka halista u ah inay kaqaybqaataan ama aysan ku biirin dadka dembilayaasha sida 'gangska' oo kale

 C. Increase police presence and patrol cars from the King County Sheriff's departmentIn la kordhiyo jiritaanka booliska iyo baabuurta booliska ee roondada kuwaas oo ka tiirsan laanta booliska ee King County

 D. Increase safety 'infrastructure' in key public and commercial areas, including area lighting, police call boxes, and security camerasIn la kordhiyo alaadaha nabadgelyada loo isticmaalo sida kameerooyinka, telefoonada booliska laga waco, iyo nalalka waddooyinka iftiiminaya ee ku dhex yaallaa xaruumaha ganacsiga iyo goobaha mujtamaca ugu muhiimsan

 E. Create an action group dedicated to working with the King County Sheriff's department and Prosecuting Attorney's Office to pursue alternative community policing modelsIn la abuuro urur u go'an la shaqaynta laanta booliska ee king county iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Sharciga kuwaas si loo abuuro boolis si wanaagsan bulshada ugu shaqaynaya oo ka duwan habkii hore ee booliska u shaqayn jireen

 User-submitted idea from Public SafetyFikrad User-ee ka soo baxa qaybta Nabadgelyada Dadweynaha

Waxaad ku mahadsan tahay hawlahan aad ka qayb qaadateen!


Haddii ay jiraan fikraddo kale ama ra’yi ee hawshan khuseysa, fadlaan annaga noo soo bandhig:

 Sign me up for emailsHaddii ay jiraan fursadahaan oo kale fadlan emayl ii soo dir

Sidee baad rabtaa in aad ugu qayb qaadato?

 The steering committeeKa mid noqo gudiga

 Outreach and engagementKa qayb qaado oo ku dhiira geli dadka

 ImplementationDhaqan geli hawlahan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *