Habka ugu macquulsan ee kobciinta deegaanka

Ka dhig codkaaga mid la maqlo

  1. Afarta qaybood ee hoos ku qoran, fadlan waxaad ka xulataa saddexda mashruuc ee aad u malaynaysa inay yihiin kuwa ugu muhiimsan oo markii hore laga shaqayn lahaa.
  2. Kaddib markii aad wada akhriso dhamaan mashaariicdaas, waxaad dib ugu noqotaa aadoo ka xulanaysaa labada aad ka rabtaa dhamaan mushaariicdo ee boggan ku xusan.

Dhulka Degaanka Loo Isticmaalo iyo Inta ay Isu Jiraan

Mashaariicda aan ku xulannay qorshaheennii hore iyo wadatashigii bulshada waxaa ka mid ahaa

 A. When building on vacant lots in single-family neighborhoods, developments should have the same size, scale and density as the traditional existing development

A. Markii guriga hal qoys loogu talagelay laga dhisayo boos banaan xaafada dhexdeeda, waa in dhismahaasu u ahaadaa isku cabbir, iskuna jiraan si qiyaas ah oo wafaaqsan sida ay u dhisin yihiin dhismooyinka kale ee xaafada ee ka horeeyey

Ogow: In dhismaha deegaankeenna ee halka qoys loogu talagelay cabbir ahaan qiyaastii isku jirayaan shan ama lix guri halkii “acre” oo boos kastaba dhan yahay lix kun ilaa toddoba kun oo foot isku wareeg ah.

 B. When building on vacant lots in single-family neighborhoods, developments should have a mix of housing types, scales and densities to provide for more housing choices but not exceed an average density of 7-8 homes per acre

B. Markii guriga hal qoys loogu talagelay laga dhisayo boos banaan xaafada dhexdeeda, waa in dhismahaasu u lahaadaan guriyo kala nooc duwaan, xagga cabbirka, iyo inta ay iskujirayaanba si dadku deegaanka u soo guuraya ay u heli karaan guri ku haboon oo ay ka dhex xulan karaan laakiin waa inaysan ka badnaanin masaafada ay isku jiraan celcelis ahaan toddooba ilaa sideed guri halkii 'acre' ba.

Ogow: Noocyada kale ee guryaha waxa ka mid ah: laba guri oo hal derbi kala qaybiya, guryaha ka koreeya garagka baabuurta la dhigto, guriyaha yaryar, iyo guryo hal xayndaab ka dhex dhisan kuwaas oo ka cabbir yar guryaha kale ee xaafada ku hareeraysan

 C. When building on larger parcels of land (one or more acres) within single-family neighborhoods, developments should have a higher density, with approximately 8-12 homes per acre

C. Markii guryo laga dhisayo dhul balaaran (hal “acre” iyo wixii ka badan) ee xaafada ee guriyo loogu talagelay hal qoys, guriyahaas waa inay ahaadaan kuwa isujira qayaastii 8 ilaa 12 guri halkii 'acre'.

 D. When building new multifamily residential housing, development should be limited to 12 to 48 homes per acre and confined to areas currently designated for multifamily development

D. Marka la dhisayo guryaha qoys badan loogu talagalay, dhismaha guryahaas waa in uusan ka badnaanin 12 ilaa 48 guri halkii 'acre,' waa in dhismahu uusan ciriiri ku noqon meelaha loogu talagal in laga dhiso guryaha dhawrka qoys in loo dhiso.

 E. New multifamily residential developments should be allowed to exceed 48 homes per acre if such developments provide public amenities and/or public infrastructure

E. Guryaha dhismayaasha cusub ee loogu talagalay dhawrka qoys waa in la oggolaadaa inay ka badan yihiin 48 guri halkii 'acre' haddii dhismayaashaasii uu leeyahay adeega dadweynaha ama adeegyada kale ee bulshada

 F. Mixed-use buildings (multifamily and commercial/office) should be allowed in the Skyway Business District

F. Waa in la oggolaadaa in laga dhisaa goobaha ganacsiga ee xaafada Skyway dhismayaal kala duwan hadday ahaan lahayd guryaha loogu talagalay dhawrka qoys, ganacsi iyo xafiisyo.

 G. Look for ways to keep the average home price in the community affordable to lower and moderate income families.

G. Waa in qiimaha guryaha ee bulshada lagu jaangooyaa beec ay awoodi karaan qoysaska daqligooda hooseeyo iyo kuwa daqligoodu dhexdhexaadku yahay.

 H. Did we miss something?

H. Ma jiraan wax aan ka tagnay?

Dhulka loo Isticmaalo Goob Ganacsi, Warshadaha, Meelaha loogu Nasto iyo Inta ay Isu Jirayaan

Mashaariicda aan ku xulannay qorshaheennii hore iyo wadatashigii bulshada waxaa ka mid ahaa

 A. Pursue businesses and uses to locate in the Skyway Business District.

A. In lagu dhirrigeliyo dadka ganacsatada si looga hergeliyo goobaha ganacsiga ee degmada Skyway.

 B. Pursue businesses to locate in the Skyway Business District <em>that provide health and professional services to residents</em>.

B. In lagu dhirrigeliyo dadka ganacsatada si looga hergeliyo goobaha ganacsiga ee degmada Skyway si loo helo dadka deegaanka adeegyo kale iyo daryeel caafimaad.

 C. Develop a model mixed-use project combining affordable housing with commercial services within the Skyway Business District.

C. In laga dhex dhiso goobaha ganacsiga ee degmada Skyway mashruuc tusaale ah ee ka kooban guryo qiimo jaban iyo meelo lagu ganacsan karo.

 D. Establish/expand P-Patch community gardens and Urban Farm properties for use by local residents, to provide additional choices and a wider variety of healthy and fresh foods.

D. In loo abuuro loona balaariyo bulshada beero magaalada dhexdeeda ay dadka deegaanku wax ku beertaan, si ay uga helaan noocyo kala duwan oo cunto caafimaad leh.

 E. Develop housing for the elderly near public transportation, recreation and medical facilities, and retail shopping services in West Hill.

E. In meelaha u dhow gaadiidka dadweynaha sida basaska iyo tareenada, xarumaha caafimaadka, meelaha lagu nasto, iyo dukaamada ee xaafada West Hill laga dhiso guryaha dadka waayeelada ay degi karaan.

 F. Enhance the appearance of existing commercial buildings and properties.

F. In sare loo qaado bilicda deegaanka iyo goobaha ganacsiga.

 G. Preserve existing industrial lands and uses as they are, but only industrial uses that are compatible and not harmful to the surrounding residential areas.

G. In la dhawro dhulka warshadaha loo qoondeeyay ama loo isticmaalo sida ay yihiin, waa haddii dhulkaasi warshadaha loo isticmaalo aysan ka hor imaadaan ama aysan waxyeello u keeni doonaan deegaanka ku hareeraysan.

 H. Convert existing industrial lands and uses into mixed-use zones (commercial and multifamily residential).

H. In dhulka warshadaha loo isticmaalo lagu bedelo goobo ganacsi iyo guryaha ay degi karaan qoysas badan.

 I. Establish more recreational spaces, such as small parks in each neighborhood.

I. In xaafad kasta loo dhiso dhawr meelood oo ah meelaha lagu ciyaaro ama lagu nasto ('Parks').

 J. Did we miss something?

J. Ma jiraan wax aan ka tagnay?

Kaabayaasha Dhaqaalaha

Mashaariicda aan ku xulannay qorshaheennii hore iyo wadatashigii bulshada waxaa ka mid ahaa

 A. Provide pedestrian/bicycle access along streets and parking lots, and between and through <em>commercial</em> areas.

A. In la hirgeliyo laga garab dhiso waddooyinka iyo meelaha baabuurta la dhigto marshabiyeedi (waddo dad ku socdaan oo laamiga barbar socota iyo waddo u qaas ah baaskiilada) ee dhex mari doonto goobaha ganacsiga iyo hareeraheedaba.

 B. Provide pedestrian/bicycle access along streets and parking lots, and between and through <em>residential</em> areas.

B. In la hirgeliyo laga garab dhiso waddooyinka iyo meelaha baabuurta la dhigto marshabiyeedi (waddo dad ku socdaan oo laamiga barbar socota iyo waddo u qaas ah baaskiilada) ee dhex mari doonto hareeraha deegaanka.

 C. Pursue improvements to transit (bus services/facilities) in the community to more easily access surrounding cities.

C. In la sii horumariyo qaab gaadiidka dadweynaha (sida basaska) sii dhex mara deegaanka si loo fududeeyo in la gaaro magaalooyinka deegaanka ku hareeraysan.

 D. Pursue more transit and other modes of transportation to connect residents to the Skyway Business District.

D. In la sii taabo geliyo waddooyin badan iyo qaab gaadiidku ugu xiri lahaa dadka deegaanka goobaha ganacsi ee degmada Skyway.

 E. Develop better vehicle and pedestrian circulation, safer driveway entrances and parking systems within the commercial properties located in the Skyway Business District.

E. In la wanaajiyo isku socodka waddooyinka gadiidka iyo dadka, in la wanaajiyo waddooyin hagaagsan meelaha laga soo galo goobaha ganacsiga lana sameeyo baarkinada baabuurta ee degmada Skyway.

 F. Improve pedestrian circulation and the function and appearance of parking lots in the business areas, and reduce the need for public off-street parking requirements.

F. In sare loo qaado bilicda baarkinada baabuurta la dhigto iyo waddooyinka dadku maraan ee meelaha lagu ganacsado, lana yareeyo baahida loo qabo in baabuurta dhigto wadada.

 G. Delineate existing entrances to parking lots within the Skyway Business District with landscaping, pavement markings, or signs.

G. In la calaameeyo dariiqyada gela baarkinada baabuurta ee ku dhex yaalla goobaha ganacsiga ee Skyway loona sameeya tabeelayaal, calaamaynta jidadka iyo darjiinooyinba.

 H. Develop a plan to transfer all remaining septic systems in use to public sewer.

H. In la asaaso, lana hirgeliyo qorshaha qasabadaha buulaacadaha iyo kuwa biyaha loogu dhigi lahaa kuwa ku darsana bulaacada waayaan.

 I. Evaluate the drainage basin within the community for retention/detention facility needs, to correct existing and future stormwater run-off problems

I. In baaris cilmiyeed lagu sameeyo kaydka biyaha wasaqda ah ee xaafadaha si loo hagaajiyo kuwa hadda jira iyo kuwa mustaqbalka.

 J. Develop a Local Improvement District (LID).

J. In la taabo geliyo Ururka Horumarka Degmada Hoose (UHDH / LID).

Ogow: UHDH (LID) waa qaab dheqaaleedka dowlada hoose si dadka hantileyda ugu maalgashadaan dhismayaasha iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale (sida arshabiyeedka iyo qasabadaha buulacadaha) ee ku yaala xaafadaha dhowdhow.

 K. Did we miss something?

K. Ma jiraan wax aan ka tegnay?

Your selections

Please pick two from your list of favorites.

 A. When building on vacant lots in single-family neighborhoods, developments should have the same size, scale and density as the traditional existing developmentMarkii guriga hal qoys loogu talagelay laga dhisayo boos banaan xaafada dhexdeeda, waa in dhismahaasu u ahaadaa isku cabbir, iskuna jiraan si qiyaas ah oo wafaaqsan sida ay u dhisin yihiin dhismooyinka kale ee xaafada ee ka horeeyey

 B. When building on vacant lots in single-family neighborhoods, developments should have a mix of housing types, scales and densities to provide for more housing choices but not exceed an average density of 7-8 homes per acreMarkii guriga hal qoys loogu talagelay laga dhisayo boos banaan xaafada dhexdeeda, waa in dhismahaasu u lahaadaan guriyo kala nooc duwaan, xagga cabbirka, iyo inta ay iskujirayaanba si dadku deegaanka u soo guuraya ay u heli karaan guri ku haboon oo ay ka dhex xulan karaan laakiin waa inaysan ka badnaanin masaafada ay isku jiraan celcelis ahaan toddooba ilaa sideed guri halkii 'acre' ba.

 C. When building on larger parcels of land (one or more acres) within single-family neighborhoods, developments should have a higher density, with approximately 8-12 homes per acreMarkii guryo laga dhisayo dhul balaaran (hal “acre” iyo wixii ka badan) ee xaafada ee guriyo loogu talagelay hal qoys, guriyahaas waa inay ahaadaan kuwa isujira qayaastii 8 ilaa 12 guri halkii 'acre'.

 D. When building new multifamily residential housing, development should be limited to 12 to 48 homes per acre and confined to areas currently designated for multifamily developmentMarka la dhisayo guryaha qoys badan loogu talagalay, dhismaha guryahaas waa in uusan ka badnaanin 12 ilaa 48 guri halkii 'acre,' waa in dhismahu uusan ciriiri ku noqon meelaha loogu talagal in laga dhiso guryaha dhawrka qoys in loo dhiso.

 E. New multifamily residential developments should be allowed to exceed 48 homes per acre if such developments provide public amenities and/or public infrastructureGuryaha dhismayaasha cusub ee loogu talagalay dhawrka qoys waa in la oggolaadaa inay ka badan yihiin 48 guri halkii 'acre' haddii dhismayaashaasii uu leeyahay adeega dadweynaha ama adeegyada kale ee bulshada

 F. Mixed-use buildings (multifamily and commercial/office) should be allowed in the Skyway Business DistrictWaa in la oggolaadaa in laga dhisaa goobaha ganacsiga ee xaafada Skyway dhismayaal kala duwan hadday ahaan lahayd guryaha loogu talagalay dhawrka qoys, ganacsi iyo xafiisyo.

 G. Look for ways to keep the average home price in the community affordable to lower and moderate income families.Waa in qiimaha guryaha ee bulshada lagu jaangooyaa beec ay awoodi karaan qoysaska daqligooda hooseeyo iyo kuwa daqligoodu dhexdhexaadku yahay.

 User-submitted idea from Residential Land Use and DensityFikrad User-ee ka soo baxa qaybta Dhulka Degaanka Loo Isticmaalo iyo Inta ay Isu Jiraan

 A. Pursue businesses and uses to locate in the Skyway Business District.In lagu dhirrigeliyo dadka ganacsatada si looga hergeliyo goobaha ganacsiga ee degmada Skyway.

 B. Pursue businesses to locate in the Skyway Business District <em>that provide health and professional services to residents</em>.In lagu dhirrigeliyo dadka ganacsatada si looga hergeliyo goobaha ganacsiga ee degmada Skyway si loo helo dadka deegaanka adeegyo kale iyo daryeel caafimaad.

 C. Develop a model mixed-use project combining affordable housing with commercial services within the Skyway Business District.In laga dhex dhiso goobaha ganacsiga ee degmada Skyway mashruuc tusaale ah ee ka kooban guryo qiimo jaban iyo meelo lagu ganacsan karo.

 D. Establish/expand P-Patch community gardens and Urban Farm properties for use by local residents, to provide additional choices and a wider variety of healthy and fresh foods.In loo abuuro loona balaariyo bulshada beero magaalada dhexdeeda ay dadka deegaanku wax ku beertaan, si ay uga helaan noocyo kala duwan oo cunto caafimaad leh.

 E. Develop housing for the elderly near public transportation, recreation and medical facilities, and retail shopping services in West Hill.In meelaha u dhow gaadiidka dadweynaha sida basaska iyo tareenada, xarumaha caafimaadka, meelaha lagu nasto, iyo dukaamada ee xaafada West Hill laga dhiso guryaha dadka waayeelada ay degi karaan.

 F. Enhance the appearance of existing commercial buildings and properties.In sare loo qaado bilicda deegaanka iyo goobaha ganacsiga.

 G. Preserve existing industrial lands and uses as they are, but only industrial uses that are compatible and not harmful to the surrounding residential areas.In la dhawro dhulka warshadaha loo qoondeeyay ama loo isticmaalo sida ay yihiin, waa haddii dhulkaasi warshadaha loo isticmaalo aysan ka hor imaadaan ama aysan waxyeello u keeni doonaan deegaanka ku hareeraysan.

 H. Convert existing industrial lands and uses into mixed-use zones (commercial and multifamily residential).In dhulka warshadaha loo isticmaalo lagu bedelo goobo ganacsi iyo guryaha ay degi karaan qoysas badan.

 I. Establish more recreational spaces, such as small parks in each neighborhood.In xaafad kasta loo dhiso dhawr meelood oo ah meelaha lagu ciyaaro ama lagu nasto ('Parks').

 User-submitted idea from Commercial, Industrial, and Recreational Land Use and DensityFikrad User-ee ka soo baxa qaybta Dhulka loo Isticmaalo Goob Ganacsi, Warshadaha, Meelaha loogu Nasto iyo Inta ay Isu Jirayaan

 A. Provide pedestrian/bicycle access along streets and parking lots, and between and through <em>commercial</em> areas.In la hirgeliyo laga garab dhiso waddooyinka iyo meelaha baabuurta la dhigto marshabiyeedi (waddo dad ku socdaan oo laamiga barbar socota iyo waddo u qaas ah baaskiilada) ee dhex mari doonto goobaha ganacsiga iyo hareeraheedaba.

 B. Provide pedestrian/bicycle access along streets and parking lots, and between and through <em>residential</em> areas.In la hirgeliyo laga garab dhiso waddooyinka iyo meelaha baabuurta la dhigto marshabiyeedi (waddo dad ku socdaan oo laamiga barbar socota iyo waddo u qaas ah baaskiilada) ee dhex mari doonto hareeraha deegaanka.

 C. Pursue improvements to transit (bus services/facilities) in the community to more easily access surrounding cities.In la sii horumariyo qaab gaadiidka dadweynaha (sida basaska) sii dhex mara deegaanka si loo fududeeyo in la gaaro magaalooyinka deegaanka ku hareeraysan.

 D. Pursue more transit and other modes of transportation to connect residents to the Skyway Business District.In la sii taabo geliyo waddooyin badan iyo qaab gaadiidku ugu xiri lahaa dadka deegaanka goobaha ganacsi ee degmada Skyway.

 E. Develop better vehicle and pedestrian circulation, safer driveway entrances and parking systems within the commercial properties located in the Skyway Business District.In la wanaajiyo isku socodka waddooyinka gadiidka iyo dadka, in la wanaajiyo waddooyin hagaagsan meelaha laga soo galo goobaha ganacsiga lana sameeyo baarkinada baabuurta ee degmada Skyway.

 F. Improve pedestrian circulation and the function and appearance of parking lots in the business areas, and reduce the need for public off-street parking requirements.In sare loo qaado bilicda baarkinada baabuurta la dhigto iyo waddooyinka dadku maraan ee meelaha lagu ganacsado, lana yareeyo baahida loo qabo in baabuurta dhigto wadada.

 G. Delineate existing entrances to parking lots within the Skyway Business District with landscaping, pavement markings, or signs.In la calaameeyo dariiqyada gela baarkinada baabuurta ee ku dhex yaalla goobaha ganacsiga ee Skyway loona sameeya tabeelayaal, calaamaynta jidadka iyo darjiinooyinba.

 H. Develop a plan to transfer all remaining septic systems in use to public sewer.In la asaaso, lana hirgeliyo qorshaha qasabadaha buulaacadaha iyo kuwa biyaha loogu dhigi lahaa kuwa ku darsana bulaacada waayaan.

 I. Evaluate the drainage basin within the community for retention/detention facility needs, to correct existing and future stormwater run-off problemsIn baaris cilmiyeed lagu sameeyo kaydka biyaha wasaqda ah ee xaafadaha si loo hagaajiyo kuwa hadda jira iyo kuwa mustaqbalka.

 J. Develop a Local Improvement District (LID).In la taabo geliyo Ururka Horumarka Degmada Hoose (UHDH / LID).

 User-submitted idea from InfrastructureFikrad User-ee ka soo baxa qaybta Kaabayaasha Dhaqaalaha

Gunaanadka iyo Talabixinta Muhiimsan

Fadlan na caawi aan ku caawinee adoo noo sheegaya waxa ay kula tahay fikirkaaga



Sidee baad ugu xidhan tahay bulshada Skyway/West Hill?

 ResidentDegaan ahaan

 BusinessGanacsi

 Nonprofit organizationHay'adaha Samafalka

 OtherWax kale

Sidee baad markii hore ku maqashay hawlaha Qorshe Waxqabadka ee Xaafada Skyway/West Hill?

 Sign me up for emailsHaddii ay jiraan fursadahaan oo kale fadlan emayl ii soo dir

Sidee baad rabtaa in aad ugu qayb qaadato?

 The steering committeeKa mid noqo gudiga

 Outreach and engagementKa qayb qaado oo ku dhiira geli dadka

 ImplementationDhaqan geli hawlahan

Ma jiraa wax kaa reebaya kaqaybgalka shirarka gudiga ama shirarka dadweynaha? Sida …

 Child careIlma haynta (child care)

 TransportationGadiid la'aan

 Translation servicesTurjunta Afka la'aanteed

 Night meetingsShirarka habeenkii oo aadan iman karin

 Day meetingsShirarka maalintii oo aadan iman karin

Fikradahan soo socda tee baa kula qumman?

 Thriving educated youthDhallinyaro caafimaad qabaan oo tacliin leh

 Healthy connected neighborhoodsBulsho caafimaad qabta oo isku xidhan

 Sustainable growthHorumar joogta ah

 Culture and artDhaqanka iyo hidaha farshaxanka

 Equity and social justiceSinaan iyo cadaalad

 Economic prosperity and affordabilityBaraare dhaqaale iyo qiimo jaban (Sicir barar la’aan)

Macluumaadka dadka bulshada ka tirsan (haddii aad rabto)



Jinsiyaddaada/dhalashadaada (calaamadi kuwa ku quseyaa)

 AsianQof Aasiyaanka ah ama Hindiga ah

 Pacific IslanderQof asalkiisa ah Jasaa'irka Badweynta Basifigga

 WhiteCaddaan

 Black/African-AmericanQof Madow ama Afrikan-Maraykan ah

 HispanicHispanik

 Latino/LatinaLatino/Latina

 Middle EasternQof Bariga Dhexe ka yimid

 Native American/Alaska NativeQof Maraykan Asalka ah ee Cali Beesteen

 OtherDhalasho kale


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *